
Turjumaan English
Job role insights
-
Date posted
August 17, 2025
-
Closing date
August 17, 2025
-
Hiring location
Mogadishu
-
Qualification
Degree
-
Experience
3-4 Years
Description
Job description
XAMAR SPECIALIZED HOSPITAL
Mogadishu - Somalia
FURSAD SHAQO OO BANAAN
Waxaa Dhammmaan la Ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee Xamar ay ka bannaan tahay jago shaqo oo ah:
- Turjumaan English
Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 16-8-2025 waxa eyna ku egtahay 20-8-2025.
Skills and qualifications
Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanaya jagadaan waa sidan:
- Bachelor degree Health Science
- Experience 3 year
Mas’uuliyadaha:
- U kala turjumaya Dhakhtarka iyo Bukaanka (Somali to English and vice versa)
- Kor u qaadaya xiriirka bukaanka iyo dhakhtarka
- U fududeynaya dhakhtarka arrimaha la xiriira shaqada iyo daryeelka bukaanka
How to apply
- Waa in uu documents (CV) giisa oo Dhameystiran ku soo diro WhatsApp 0770956114
Waxaan la soo xiriiri doonaa inta qof ee short listiga ku soo baxda insha Allah.
Mahadsanidiin
Signature ___________