
FURSAD SHAQO OO BANAAN (9 Position)
Job role insights
-
Date posted
July 20, 2025
-
Closing date
August 1, 2025
-
Qualification
Degree
Description
Job description
Jaamacadda Raaso
Jaamacaddii ugu horreysay ee Islaami ah ee Itoobiya
Latest job openings
waxay si sharaf leh u shaacisay in ay bannaan yihiin jagooyin cusub oo muhiim u ah dhammaystirka dhismaheeda maamulka iyo tacliinta.
Jagooyinka la heli karo waxaa ka mid ah:
- Xoghayn (Secretary)
- Agaasimaha Qaybta Ardayda iyo Diiwaangelinta (Director of Admissions & Registration)
- Agaasime Fulineed (Executive Director)
- Maareeyaha Xiriirka Dadweynaha (Public Relations Manager)
- Ku Xigeenka Madaxweynaha Arrimaha Maamulka (Vice President for Administrative Affairs)
- Xog hayaha Maktabadaha (Librarian)
- Maareeyaha Xarunta Farsamada (Skills Development)
- Maareeyaha IT-ga (IT Center Manager)
- Maareeyaha Xarunta Hubinta Tayada iyo Aqoonsiga (Quality Assurance & Accreditation)
Skills and qualifications
Shuruudaha Guud:
Muwaadin Itoobiyaan ah.
Anshax iyo dhaqan wanaagsan.
Aqoon iyo khibrad ku habboon booska.
Kartida isticmaalka kombiyuutarka iyo barnaamijyada xafiisyada.
Aqoonta luqadaha Carabiga iyo Ingiriisiga.
Mudnaan waxay leeyihiin dadka hore uga shaqeeyay jaamacado.
Dukumiintiyada looga baahan yahay:
CV cusub oo dhameystiran
Nuqulka shahaadada iyo khibradaha shaqo
Nuqulka aqoonsiga ama baasaboorka
How to apply
Codsiyada ku soo dir:
presidency@raasouniversity.edu.et
raasouniversity@gmail.com
+251 923 58 33 10 | +251 919 614 438 | +251 9 56 617 000
Deadline: 1 August 2025
Ha moogaan! Fursad dahabi ah oo aad ku biiri karto hormarka Jaamacadda Raaso!